Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Turkiga iyo Imaaraatka oo weji cusub yeeshay

Khilaad diblumaasiyadeed ee soo kala dhax gala dowladaha Turkiga io Imaaraatka Carabta ayaa u muuqda mid sii xogeesanaya, waxa uuna hada khilaafkaasi yeeshay waji cusub. Dowlada Turkiga ayaa si rasmi ah u bedeshay astaanta waddada ay ku taallo saraafadda dalka Isutagga Imaaraatka uu ku leeyahay magaalada Ankara, ka dib hadal dhaliyay khilaaf diblumaasiyadeed oo labada … Continue reading Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Turkiga iyo Imaaraatka oo weji cusub yeeshay